Buuq iyo fowdo hareeyey doorashadii caawa ka socotay Magaalada Jowhar

Fowdo iyo Buuq ayaa hareeyay doorasho caawa ka dhacaysay magaalada Jowhar kaasoo ahaa kursigii labaad ee caawa lagu dooranayay magaalada Jowhar. Waxaa Kursigan ku tartamaya afar musharax oo ayaa ay dhamaatay markii tirinta codadka wareeggii koowaad waxaa buuq iyo dagaal bilaabay qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka. Ciidamada booliska ayaa isku dayey iney xaalada dejiyaan … Continue reading Buuq iyo fowdo hareeyey doorashadii caawa ka socotay Magaalada Jowhar